|
Article Submission
You have sat down and written an outstanding article, but is your article just going to be collecting dust? Or maybe reach a couple of potential people only?
The answer of course is no. At ASomali Gay Community you can submit your articles and have them published on the website to reach the thousands of visitors eager to read interesting articles. Go on, give it a go.
|
Baro qorista Af Soomaaliga iyo soo dhawyn (1 viewing) (1) Guests
Favoured: 0
|
|
|
TOPIC: Baro qorista Af Soomaaliga iyo soo dhawyn
|
Muraad (Admin)
Admin
Posts: 188
|
|
Baro qorista Af Soomaaliga iyo soo dhawyn 1 Year ago
|
Karma: 10  
|
|
Waxa halkan jooga dad badan oo Soomaali ah oo aan helin fursad ay ku bartaan qoritaanka afkooda hooyo, marka inkasta oo qolkan loogu talo galay dadka aan luqada Ingiriisida ama luuqadaha qalaad qorin inay ku sheekaystaan hadana waxay tani furstad wayn u tahay in inta Fish & Chips ka ah (sida looga yaqaan Ingiriiska)inay ka faa'iidaystaan iyaguna fursadan oo isku dayaan sidii u baran lahaayeen Af Soomaaliga qoritaankiisa. Runtii waa ceeb qof dhan oo aan luuqadiisa hooyo qorin si fiicana ugu hadal.
Waxa kale oo aan dhiiri galinayaa in dadka af soomaaliga uun qoraa inay ku soo dhawaadaan halkan iskuna waydaarsadaan fikradahooga. Maxaa keenay xishoodka iyo aamusnaants, ma kelmada khaniis baa la liqi kari waayay? kaftan
Hadal wacan iyo dood furan
|
|
|
|
|
|
|
The administrator has disabled public write access. |
|
|
|
Homophobia
What is Homophobia?
If you want to know about this subject please click on this link: http://www.avert.org, It will lead you to AvertT which is an international HIV and AIDS charity based in the UK, working to AVERT HIV and AIDS worldwide.
Who's Online
We have 21 guests online
|
|