Search

Login Form






Lost Password?

 

(Eraygii sirta ahaa oo Lumay?)

 

No account yet? (Wali isma qorin) Register (Isqor)

Article Submission

You have sat down and written an outstanding article, but is your article just going to be collecting dust? Or maybe reach a couple of potential people only?

The answer of course is no. At ASomali Gay Community you can submit your articles and have them published on the website to reach the thousands of visitors eager to read interesting articles.  Go on, give it a go.
 
SGC Forum
Welcome, Guest
Please Login or Register.    Lost Password?
Re:Noo soo dir sheekooyinkaaga (1 viewing) (1) Guests
Go to bottom Post Reply Favoured: 0
TOPIC: Re:Noo soo dir sheekooyinkaaga
#669
Muraad (Admin)
Admin
Posts: 188
graphgraph
User Offline Click here to see the profile of this user
Noo soo dir sheekooyinkaaga 8 Months, 1 Week ago Karma: 10  
Waxaan dhamaan idin ogaysiinayaa in aad noo diri kartaan sheekooyinkiina ku saabsan waayo aragnimadiina, siiba xaga khaniisnimada iyo kuwo kale oo nolosha ku saabsan guud ahaanteeda. Dadku badanka waxay jecel yahiin in ay akhristaan waayo aragnimada dadka kale si ay ugu aqoon korodhsadaan.

Boga hore waxaa ku yaal meel aan ugu talo galnay sheekooyinkan. 'personal stories'. Ama sida Dheere sheekooyin xiisoleh aliftay ama dhab aad waayo aragnimaadaada ka soo guurisay ha noqdeene, labadaba aad baa loogu bahan yahay.

Haddii aad ka cabsanaysid in lagu garto isku day inaad bedeshid magaalooyinka ama tirada qoyskiina adiga oo aan sheekada dhaawac u gaysanayan,
hana ka walwelin inaad Af kale ku qortid qoraaladaada waayo Af-soomaaliga boos weeyn baa uga banaan shebekadan!

Waad mahadsantahiin
 
Report to moderator   Logged Logged  
  The administrator has disabled public write access.
#688
karlos (User)
Fresh Boarder
Posts: 2
graphgraph
User Offline Click here to see the profile of this user
Re:Noo soo dir sheekooyinkaaga 8 Months, 1 Week ago Karma: 0  
hej waan iidn wad salamy dhaman tiin waan soo dadali doonah ok by
 
Report to moderator   Logged Logged  
  The administrator has disabled public write access.
Go to top Post Reply
Powered by FireBoard

In Chatroom Now

Homophobia

What is Homophobia?

If you want to know about this subject please click on this link: http://www.avert.org, It will lead you to AvertT which is an international HIV and AIDS charity based in the UK, working to AVERT HIV and AIDS worldwide.

Polls

Did you find this site useful?
 

Who's Online

We have 10 guests online

Accommodation