Asc Hiraaye i watched the Video:
lakin niyohow Macnaha Xayawaan ama Animal= waa waxaan waxba garaneyn weynuba isku caynaa walaahay hebel ama heblaayo caqli kuma jiroo waa xayawaanka oo kale ,
markaa maanta aniga aad baad iiga nixisay sababtuna waxa weeyaan sidaad og tahayba xayawaanku iska daa mid la ah same sex ee waalidkii baanu aqoon iyo walaashii, iyo walaalkii oo marba ku doonoo wuxuu doono la sameeyaa:
aan usoo noqdo sababtaad iiga nixisay
waxaan sameeyaa wax xayawaanku sameeyo aniga iyo inta meesha soo gashaba, waana wax aad looga murugoodo ta labad xaywaanka aduunka cidna lama yaabto aakhirana hadalkeedaba daa saa waaba xayawaane:
waxaana halka iiga soo baxday in ay tahay sababta dadka inoola yaban yihiin gaalo iyo islaamba ineey tahay waxan aan faraha kula jirnaa shaqo xayawaan:
wixii qoraalka dhibsada ha i cafiyaan
