Search

Login Form






Lost Password?

 

(Eraygii sirta ahaa oo Lumay?)

 

No account yet? (Wali isma qorin) Register (Isqor)

Article Submission

You have sat down and written an outstanding article, but is your article just going to be collecting dust? Or maybe reach a couple of potential people only?

The answer of course is no. At ASomali Gay Community you can submit your articles and have them published on the website to reach the thousands of visitors eager to read interesting articles.  Go on, give it a go.
 
SGC Forum
Welcome, Guest
Please Login or Register.    Lost Password?
Ma Yurub baa naga dhigtay khaniisiin? (1 viewing) (1) Guests
Go to bottom Post Reply Favoured: 0
TOPIC: Ma Yurub baa naga dhigtay khaniisiin?
#487
Muraad (Admin)
Admin
Posts: 188
graphgraph
User Offline Click here to see the profile of this user
Ma Yurub baa naga dhigtay khaniisiin? 9 Months, 2 Weeks ago Karma: 10  
Inkasta oo aanan khaniisnimda aqoon waxay tahay markaan Soomaaliya joogay haddana waxaan aaminsanay inaan weligeey khaniis ahaa maadama oo aan wiilasha si gaar ah u xiisayn jiray ilaa caruurnimadaydii. Yurub waxa kaliya oo ay na siisay aniga iyo inta ila midka ah fursad aanu kaga gun gaarno galmadayada anaga oo aan cidna ka cabsi qaban inkasta oo safarkaniba cabsi u gaara watay oo aan sahlanayn!

Waxaan is waydiiyaa haddii aan Soomaaliya joogi lahaa ilaa hadda, tolow siday noloshaydu ahaan lahayd? Inaan guursado iyo inaanan guursan labadaba way dhici lahayd. Cadaadiska cida iyo magac bad baadintuba guur way igelin lahaayeen laakiin ma filaayo inuu noqon lahaa mid waara maadama oo dareenkayga khaniisnimadu wax kasta ka xoog wayn yahay.

Maxay idin la tahay kuwiina Galbeedka jooga? Sidoo kale kuwiina wadamada kale jooga ee aan khaniisnimada laga aqoonsanayn maxay fikradiinu tahay?
 
Report to moderator   Logged Logged  
  The administrator has disabled public write access.
#490
Dheere (User)
Platinum Boarder
Posts: 181
graphgraph
User Offline Click here to see the profile of this user
Gender: Male
Re:Ma Yurub baa naga dhigtay khaniisiin? 9 Months, 2 Weeks ago Karma: 2  
Waxey anigu ila tahay haddaan waddankayagii ku sugnaan lahaa, in aan guursan lahaa oo aanan weligey xitaa ku dhiirannaan laheyn inaan ragga haweysto. Tani waxaa u sabab ah sida magacu uu u qaali yahay waddankeenna iyo cabsida ceebta aad naftaada iyo qooyskaagaba u geyneyso u daran tahay. Tani iyadoo jirta, haddana waxaan yaqiinsanahay in aan weligey khaniisnimada qabi lahaa, oo nolosheydu ey ku sugnaan laheyd taah, tabardarro, isla hadal iyo aqalkeygoo dumma. Haddii aan carruur yeeshana wey dayacoobi lahaayeen, maxaa yeeley nin isugaba dayacan cidi ma diirsho.

Dalalkan qalaad cidi kama dhigin khaniis, weyse sahleen in aannu dooranno mustaqbalkeenna, iyo sidaan dooneyno inaan nolosheenna ugu noolaano.

Waxaan jeclaan lahaa inaan codkooda maqlo ragga Somalia ama Africa weyn ku nool iyo sidey khaniisnimadooda ula egtahay. Mahadsanidiin dhammaantiin.
 
Report to moderator   Logged Logged  
  The administrator has disabled public write access.
#800
mas (User)
Fresh Boarder
Posts: 3
graphgraph
User Offline Click here to see the profile of this user
Re:Ma Yurub baa naga dhigtay khaniisiin? 7 Months, 1 Week ago Karma: 0  
sxb marka hore salaan iga gudoon xalada aad ka sheekaynayso waxaan filayaa inaad fikir badan kahaysayo markaa waxaan ubaahanahay inaan wax badan kaa waydiiyo maxay kula tahay? midna ogoow dad badan oo kuhadla afka soomaliga oo hawshaan kujiraa inay jiraan oo qarsada dhaqanka awgii hadaad yahay qof udaacad balwadiisa ama nadiif ah aan kala faa idaysano mahadsanid
 
Report to moderator   Logged Logged  
  The administrator has disabled public write access.
#835
Dheere (User)
Platinum Boarder
Posts: 181
graphgraph
User Offline Click here to see the profile of this user
Gender: Male
Re:Ma Yurub baa naga dhigtay khaniisiin? 7 Months ago Karma: 2  
Mas welcome to SCG,

Walaal waad ku mahadsantahay salaantaada qiimaha badan, thanks.

Haddii aad jeceshahay inaad ka qeyb qaadato doodayada fadlan below maanta innaguna weynu kula doodi doonnaaye.

Sidoo kale haddaad su'aalo qabtid ood jeceshahay inaad ogaatid waxey innagu nala tahay fadlan na weydii.

Haddii ey jiraan waxyaabo personaal ah ood jeceshahay inaad si sira noo weydiisana fadlan email noo soo dir.

Dood wacan and welcome once more.
 
Report to moderator   Logged Logged  
  The administrator has disabled public write access.
Go to top Post Reply
Powered by FireBoard

In Chatroom Now

Homophobia

What is Homophobia?

If you want to know about this subject please click on this link: http://www.avert.org, It will lead you to AvertT which is an international HIV and AIDS charity based in the UK, working to AVERT HIV and AIDS worldwide.

Polls

Did you find this site useful?
 

Who's Online

We have 10 guests online

Accommodation