Search

Login Form






Lost Password?

 

(Eraygii sirta ahaa oo Lumay?)

 

No account yet? (Wali isma qorin) Register (Isqor)

Article Submission

You have sat down and written an outstanding article, but is your article just going to be collecting dust? Or maybe reach a couple of potential people only?

The answer of course is no. At ASomali Gay Community you can submit your articles and have them published on the website to reach the thousands of visitors eager to read interesting articles.  Go on, give it a go.
 
KELMADO XIKMADEED Print E-mail
Posted by Administrator   

…''Ku dhamaan Soomaalida isku marxalada ku jirta, waxa muhiim ah in la fahmo in aanay ahayn khalad ay iyaku iska leeyihiin in ay noqdaan sida ay yihiin. Waxaa jira malaayiin khaniisiin ah dunida dusheeda iyo in ay weligeed sidaa ahaan jirtay oo ay weligeedna sidaa ahaan doonto.


Shayga ugu muhiimsani waxa weeye in ay iyagu shaqsi ahaantooda isa siiyaan waqtiga ay u baahan yihiin sidii ay u aqbali lahaayeen galmadooda oo aanay weligood u arag khaniisnimada sidii wax noloshooda iyo horumarkooda hortaagan. Anigu waxa kale oo aan u sheegi lahaa in ay waxbarasho galaan oo ay bartaan xirfadihii ay mustaqbalkooda ku hagaajin lahaayeen. Noqo qof oo bilaw in aad nolaatid. Haddii ay noloshu kugu adkaato waydiiso caawimo xirfadaysan iyo iyada oo ay markasta wanaagsan tahay in aad haysatid dad ku taageera oo isku xidh xidhan oo iyaguna ku jira xaalada aad ku jirtid, maadama la hadalka kuwaad ugu kalsoontahay cawimaad badan leedahay.


Adigu is caawi oo fadlan sharaftaada dhowr. Maadama oo khaniisnimada indhaha Soomaalida loogu arko in ay tahay waxa ugu xun ee qof noqon karo, macnaheedu maahan in aad rumaysatid kana tagtid waxayaabihii qiimaha lahaa ee lagugu soo koriyay. Ka xishood wixii xun oo dhan sidaad weligaaba samayn jirtay.


Bilaw in aad naftaada jeclaatid oo markastana maskaxda ku hay in shayga kaliya ee kaa duway bulshada inteeda kale ay tahay in aad adigu jeceshay in aad la seexatid qof aad isku jinsi tihiin iyo in galmadaadu ka tahay qayb yar qofka aad adigu tahay.


Naftaada xushmee dadkuna way ku xushmayn. Sidoo kale iska dhega tir warbaahinta lagu tuso diidmada khaniisiinta iyo ka bulshada khaniisiinta Soomaaliyeed dhexdeedaba. Qof noqo oo markasta raadso kuwa adiga awooda ku siiya. Ugu danbayn ku dhaqan galmo aan khatar lahayn iyo kiinba ka kale ha caawiyo…''

 

In Chatroom Now

Polls

Shabaqadan waxtar ma kuula eeg tagay
 

Who's Online

We have 31 guests online

Accommodation