Search

Login Form






Lost Password?

 

(Eraygii sirta ahaa oo Lumay?)

 

No account yet? (Wali isma qorin) Register (Isqor)

Article Submission

You have sat down and written an outstanding article, but is your article just going to be collecting dust? Or maybe reach a couple of potential people only?

The answer of course is no. At ASomali Gay Community you can submit your articles and have them published on the website to reach the thousands of visitors eager to read interesting articles.  Go on, give it a go.
 
GABAY Print E-mail
Posted by Administrator   

Khaniisiin walaaloo sharaf leh baan nahay, dad diin yaqaanoo ixtiraamleh baan nahay.


Dad dhiig macaanoo dulmi diidayaan nahay.
Magacaad dulayseen ood dhulka aad mar mariseen baan kor u taagaynaa.
Umad aad cadaabteen baan cod u yeelaynaa, Dood iyo wax garad baan xaqayaga ku soo ridan.
Kii na soo dhaweeyee dooda u diyaarow waan ku soo dhawayn.

 

Kii naga naxawna, waan ku sii tukhaan tukhin.....


Hadal waxaan ku soo xidhay: KHANIIS waa KHANIIS.
Magac aad u waynoo hibadiisu badantahay.
Waad mid kula walaaloo magac kula wadaagee sii cariga qaybtiis.
Dunidana cadaan, madaw iyo akhtar baan ku leenayahay.
Tiradana qiyaastii bilyan baan ku dhawnahay.
Halgankayaguna hirarada ka waawayn oo dunida qaarbaan daastuurka u horaynaa.
Dabkuu shiday OskarWilde baa wali sii holcaayoo mugdi waan ka dheernahay.
Ha is isdaalin Soomaalaay, oo ha ka hadhin aduunyada.
Gacmo furan iyo dood wacan baan fariintay ku liingaxay.

 

In Chatroom Now

Polls

Shabaqadan waxtar ma kuula eeg tagay
 

Who's Online

We have 116 guests and 2 members online

Accommodation