Search

Login Form






Lost Password?

 

(Eraygii sirta ahaa oo Lumay?)

 

No account yet? (Wali isma qorin) Register (Isqor)

Article Submission

You have sat down and written an outstanding article, but is your article just going to be collecting dust? Or maybe reach a couple of potential people only?

The answer of course is no. At ASomali Gay Community you can submit your articles and have them published on the website to reach the thousands of visitors eager to read interesting articles.  Go on, give it a go.
 
Shahaado mahadnaqeed oo xalay la siiyay 'Ururka Bulshada Khaniisiinta Soomaaliyeed' Print E-mail
Posted by Administrator   

Image
Waxaa xalayto lagu qabtay magaalada London, xafladdii Abaalmarintii Bulshada Madawga ah ee Khaniisiinta oo sanadkii labaad socota.

Waxaa si sharaf leh loogu soo casuusamay xafladan Ururka Bulshadda Khanisiinta Soomaaliyeed maadama ay noqdeen uraradii isku soo hadhay ee loo soo doortay in abaalmarin laga siiyo waxtarka aan lama huraanka ahayn ee ay ku soo kordhiyeen sanadkii la soo dhaafay bulshooyinka khaniisiinta ee degan wadanka Ingiriiska gaar ahaan Soomaalida meelkasta oo ay joogaanba.

Abaalmarinaha loo kala saaray laga reebo ‘is xiriirinta bulshada’ oo ahayd tii Ururka Bulshada Khanisiinta Soomaaliyeed loo magacaabay in lagu abaalmariyo haddii ay ku guulaystaan, waxaa kale oo ka mid ahaa, horumarinta caafimaadka, horumarinta bulshadda, fanka, diskooga sanadka, ninka ama naagta sanadka iyo dad u halgamayaal.

Abaalmarintiiba waxaa ku loolamayay ilaa afar ama shan urur oo aan ururba ururka kale shaqadiisu ka liidan. Waxuu af hayeen u hadlaayay Ururka Bulshada Khaniisiinta Soomaaliyeed oo ka qayb galay xafladaasi isaga oo magaca ururka ku hadlaaya noo sheegay ‘in magacaabistan ururkooda la soo magacaabay tahay mid xagooda aad u qiimo badan oo ay ku hanwayn yahiin maadama ay tani hoosta ka xariijinayso buu yiri halgan kooda iyo waxqabadka qotada dheer ee ay sida lama huraanka ah ugu jiraan Bulshada Khaniisiinta Soomaaliyeed meelkasta oo ay joogaanba’. Waxa uu intaa ku sii daray ‘in ay maalinkasta maqaalo ka helaan khanisiinta Soomaaliyeed ee dunida ku dhaqan kuwaas oo dhiiri gelin mahadnaq leh u soo dira iyo iyada oo qaarkood si madaxbanaan gacantooda ugu fidiyaan siddii ay ku taakulayn laahyeen. Se ta aanan marna filanayn buu yiri waxay ahayd in Bulshada Khaniisiinta Madaw iyo ta kaleba ay aqoonsadeen waxqabadkayaga oo ay iyana sidii ku haboonayd caawa noo yiraahdeen ‘Mahadsanidiin’.

Waxaa dhamaan intii aan ku guulaysan abaalmarinta kowaad oo ay Ururka Bulshada Khaniisiinta Soomaaliyeed ka mid ahayd la siiyay ‘Certificate of Appreciation’ taas oo macnaheedu yahay ‘Shahaado Mahadnaqeed oo aqoonsanaysa waxtarka qiimaha leh ee ay ku soo kordhiyeen Bulshada Khaniisiinta Madaw ee sanadka 2008’. Markii aan la kulanay gababaddii xaflada waxa af hayeenka iyo xubna kale oo ka socday ururka na tuseen iyaka oo shucuur farxadeed ka muuqato shahaadadan oo xamaabrasanyd magaca Ururka Bulshada Khaniisiinta Soomaaliyeed.

Waxuu af hayeenku ku khatimay ‘inuu mahad gaar ah oo qiimaheeda la soo koobin karin u celiyo dhamaan shaqaalaha ururka iyo shanta boqol ee xubnood ee ururku leeyahay meelkasta oo ay joogaanba, Black Gay Men’s Advisory Group (MGMAG) oo ah ururka xafladan abaalmarineed soo qaban qaabiyay, Andrew Prince oo ah farshaxanka dhisay, dacaytirana shebekadda SGC marka loo baahdo, intii kale ee uu footaysay taageertayna ciday doonto ha noqotee, iyo maalgaliyayaasha xafladan oo ay ka mid yahiin Ururka Afrikaanka ee Barnaamijka ka Hortaga Aydhiska (NAHIB), Ciidanka Pooliska Magaalada (Metropolitan Police), Live group, MOC iyo Uk Black Out Web Portal.

 

Wariye Farhan Soomaali

Somaligaycommunity.org

 


Quote this article on your site

Comments (2)
1. 28-09-2008 10:11
 
Thanks a lot Dheere, your words and that of other members do mean a lot to us. 
 
As far as the news article goes, we are starting everything from scratch and I am not surprised by it. But I will ask you and every other reader/member to bear with us till confidence and experience is gained.
IP: 78.149.212.72
Registered
 
Muraad
2. 22-09-2008 12:44
 
Congratulations with your Certificate of Appreciation fellaz. 
 
You've certainly earned our appreciation and to be acknowledged by other organisations is even more validation of how your work is perceived.  
 
Keep up the good work. 
 
PS: Not sure if it is only me, but I found difficult to understand how this article is written.
IP: 122.106.90.109
Registered
 
Dheere

Only registered users can write comments.
Please login or register.

Powered by AkoComment Tweaked Special Edition v.1.4.6
AkoComment © Copyright 2004 by Arthur Konze - www.mamboportal.com
All right reserved

 
< Prev   Next >

In Chatroom Now

  • shidane

Homophobia

What is Homophobia?

If you want to know about this subject please click on this link: http://www.avert.org, It will lead you to AvertT which is an international HIV and AIDS charity based in the UK, working to AVERT HIV and AIDS worldwide.

Polls

Did you find this site useful?
 

Who's Online

We have 13 guests online

Accommodation