|
Page 1 of 2
Dood baan qabaaye horta yaa yidhi "khaniisnimadu" waa jid xun oo la doorto ama wax la iska doon doono, yaase yidhi, waa caado laga soo dhoofiyey dalalka Reer Galbeedka oo aan ahayn caado Afrikaan.
Waxaa dhab ah in ay khaniisnimadu (gay and lesbian) yihiin maqaadiir dabiici ah oo lagu dhasho oo aan laga baxsan karin, waxanay jirtey intii qar iyo quruurux jirey waxana arrintaas u daliil ah.
Markii aan 13 jirka ahaa waxaan iska dareemay wax iga awood badan oo ii jiidaya dhinaca wiilasha gaar ahaan fiir-fiirintooda iyo danaynta qaawanaantooda.
Taasi waxay igu xambaartay markii aan 14 sano gaarey inaan aado meelaha ay wiilashu ku maydhaan si aan u daawado waxa uu nin walbaa sito, xitaa xillgaas biyo ma aanan lahayn, waxa ka sii daran xitaa ma aanan aqoonin ereyga "khaniis" weligayna la iigama sheekayn. Xiriir noocaas ahna xitaa kumaanan fekerayn.
Hiwaayadaas rabbaaniga ah ayaan ku hana qaaday taa soo xaqiiqatan ahayd mid aanan cidna ka baran, kadibna xilligii aan biyo keenay waxaan si siman ula haasaawayey wiilasha iyo gabdhaha aniga oo hablaha kaga dayanayey wiilashada asaaggayga ah ee jacalka la samaynaya kuwa da'dooda ah ee ay kala jinsiga duwan yihiin.
Laakiin ma aanan lahayn xilligaas iyo xilliyo badan oo ka dambeeyey awood aan nin ku shukaansan karo ama isku dareensiin karo in aan u baahnahay oo arrinku wuxuu ku koobnaa daawasho iyo dareen gudaha ah.
Sidaas ayaan masraxa ku fuulay, waxanse ahaa qunyar socod aan awood u lahayn in uu dhaadhaco, cadaadisii aan deegaanka ama beyadda kala kulmayna waxaa kamid ahaa in la igu khasbo inaan gabdhaha shukaansado, gabadhii ugu horreysey way igu gacan sayrtay kadib markii aan u qoray waraaq jacayl ah, waxaa ka sii darnayd middii labaad oo aan hoos ugu dhigay bahal shukaansi ah oo qurux badan, maxaase iga raacay, habeenkii aan ballansanayn ayey igu tiri maxaad dooneysaa inaad igu samayso waar bax oo iska tag oo albaabka indhaha igaga dhufatay. Aniga oo murugo hullaaban ayaan dib u soo gaddoomey, waxana niyadda iska iri haddii ay hablihii ku qaabbili waayeen malaha waxaa run ah ereyo dhallinyarada qaarkeed iga soo gaari jirey oo ay kamid ahaayeen, naag ayaad u hadal iyo socod egtahay, qaab dhismeed dumar ayaad leedahay iyo wax lamid ah.
Arrinkaasi psychology ahaan ayuu ii dhaawacay waayo bilowga noloshaada waxaad u nugushahay in environment-gu saamaynta ugu weyn kugu yeesho waxana igu dhacay han jab iyo qab jab dhinaca haweenka ah, inkasta oo raganimo ahaan awoodda jinsi ee aan lahaa aan hubo in ay ka badnayn ama ka firfircoonayd dhallinyarada aan wada socon jirney badankeed.
Waxaan ka saahidey (ka fogaadey), ku dhowaanshaha gabdhaha, aniga oo aaminey in aanay I qaabili karaynin, waxanay igu qaadatay tan iyo 21 jirkaygii in aan gabadhii ugu horreysey aan u galmoodo, wixii intaas ka dambeeyey ayaan is ogaadey inaan leeyahay awoodo dhinacyo badan leh, mase helin dhadhan badan oo iga leexiya wixii aan ku haminayey oo ahaa wiilasha jal-jalaqsan.
Aan u soo laabto dhinicii mawduucu ahaaye, rabitaankaygu wuxuu ahaa mid ragga u badan inkasta oo aan lahaa awood aan hal habeen shan gabdhood ku qancin karo, waxase igu dhacayday arrin la xiriira noloshaas labada dhinac taabaneysey.
Jacaylkii ugu horreeyey ayaa igu dhuftay bishii November, 1992, waxaan u qaaday wiil reer Kismaayo ah, oo aad u qurux badnaa waxaan ku noolaa magaalo isaguna magaalo kale, labada magaalona midna ma aha Kismaayo waase gudaha Soomaaliya.
Mararka qaardkood waxaan is arki jirey aniga oo safar isu diyaarinaya aan ugu kicitimayo magaaladii uu jacaylkaygu ku noolaa, haddii la I weydiiyo waxa aan ka doonayo magaaladaas wax jawaab ah uma heli jirin, waxayse iigu darnayd maalintii aan is arkay aniga oo dhex taagan magaaladii uu saaxiibkay ku noolaa, dhallinyaro badan ayaannu meel ku wada sheekaysannay mid walba waxaa uu ka hadlay muraadka safarkiisa, aniguse wax aan halkan ka soo doonay ma garaneyn aan ka ahayn inaan soo arko saaxiibkay. Nasiib wanaag hab wanaagsan ayuu ii qaabilay aniguna xariif waxaan ku ahaa sida dadka loo soo jiito, waxana uu ka yaabi jirey niyadda aan u hayo inaan la kulmo ama aan soo booqdo, illeyn waa biniaadan damiir lehe, wiilkii wuxuu maalintii dambe iga codsaday in uu markiisa igu soo booqdo hometown-kayga waana ka ajiibey aniga oo ku faraxsan. Habeenkii ayaan qolkaygii gaarka ahaa wada seexannay waxaanan u diyaariyey wax allaale iyo wixii nin la danaynayo lagu soo dhoweyn jirey, waan is dhinac seexannay anigana xishood dartiis inaan sheedda ka eego mooyaane intaas umaanan dhaafi karaynin, maalintii xigtey ayaan soo amba bixiyey waxanan nafsaddayda ka dareemay culayskii aan safarrada u geli jirey in uu iga soo yaraaday weliba waxaa isa soo dhimay walbahaarkii iyo fikirkii uu mar walba I hor iman jirey, naftayda ayaan u sheegay ereygan adiguna awood uma lihid aad wax ugu sheegto isaguna ku garan waa, markaas ayaan xiriirkiisii si tartiib tartiib ah u dhimay waxanan u wareegey inan kale oo aan isna jacal la soo jilayey muddo 4 bilood ah, xitaa heer aan lebbisan waayo ama cuntada cuni kari waayo ilaa uu guriga igu soo maro si aan magaalada u aadno. Wiilkaas dambena sidaas I lamid ah ayuu ku soo gaba gaboobey jacalkiisii markii uu horay u soo socon waayey aniguna aan dhiirranaan iska waayey.
Sannad kadib ayaa waxaa I caashaqay nin oday ah, waana ogahay sababta uu igu caashaqay, malaha reer magaal iga khibrad badan ayuu ahaaye, jajabnaantayda iyo jalaqsanaantayda ayuu ka helay, aniguna xarragada iyo nadaafadda deegaanka oo dhan ayaan ka sheegganaa, weliba degganaanta iyo ereyada dadka qalbigooda u dusa ee aan isticmaalo ayaa intaa ii dheeraa.
Ballan ayuu iga qabsaday waana ka ajiibey sheekooyin dul mar ah ayuu igu harqiyey iyo in uu wiilal yaryar oo fiic-fiican sidayda uu la kulmi jirey, waa igu soo dhowaadey oo gaaddada gaadada ii saaray, waa meel gaar ah, afka ayuu afka ii geliyey anigana dareen iyo raaco ayaa I saaqay. Oral sex ayaan u sameeyey waayo wax intaa ka badan ma samayn karaynin oo dee caashaqa ma baran weli.
Saddex bilood kadib wiil ayaa I daan daansaday kadibna wuxuu iga codsaday inuu ii raaxeeyo sidii gabadh yar ayuu ii shukaansaday waana qaabilay wiilkaas, sidoo kale oral sex ayaan u samayn jirey, waayo anal sex iima suuroobi karayn oo waan xidhnaa.
Xilli kale waxaan la kulmay wiilasha deegaanka kan ugu quruxda badnaa oo aan ereyo ku tuur-tuuray waase I qaabili waayey waayo hablaha ayaa saf ugu jirey oo iga jeedin jirey, wuxuuna ahaa mid qab badan una qalma qabkaas, Bishii July 2001, ayaan nasiib wanaag kula kulmay magaalo uu qadhiib ku yahay aniguna uga aqoon badanahay, waan salaamay isaguna waa igu soo dhaadhacay, waxaan ka arkay danayn uu I danaynayo hadda waa ninkii aan hadalkiisa iyo araggiisa dawarin jirey, wuxuu iga codsaday inaan qaabilo oo aan guri iyo martiqaad iyo qayilaad u sameeyo aniguna si wanaagsan ayaan ugu gogley guri dugsoon, waxaan soo xusuustay geeraar ku jirey riwaayadii Ninba Timo Xamar oo ahaa Shibbanunu meel soke weeyee show isagayga darnaayoo shaqalka dheer ka hadlaayey.
Inankii aniga oo aan muraadkaygii sannadaha soo jiitamayey u sheegin ayuu igala hor maray oo igu jidhi waan ku jeclahay. Habeenkaas si wacan loo wada ciyaar, habeennada kalena waa iiga duwan yahay oo aad baan u xusuustaa habeenkii labaad isaga oo ordaya ayuuba socdaa oo leh kaama maarmi karo, waxaa suurowdey inaan la sameeyo anal sex-kii ugu horreeyey wiilkaas, run ahaantiina waxaan naftayda ku iri allaylehe waxaa ku bilaabay kii u qalmey.
Dhererkiisu wuxuu ahaa 1:80cm, wuxuu ahaa wiil dhuuban oo jalaqsan oo aad u jir iyo socod macaan, gacmaha waxaa kaga rognaa xaad, ilaa iyo xabadka waxana uu lahaa indho cadcad oo suunniyo macaan lagu xardhay, kuwaas oo aan is leeyahay waa sababta ay dad badani uga heleen, waa aragti wacan oo jacalka soo jiidda, cod macaan oo nool oo sexy ah ayuu ahaa (lahjadda reer Berbera) waxana ka war helay xilli dambe in ugu yaraan shan wiil oo khaniisiin ah ay hortay soo jeclaadeen gabdho dhawr ahna ay dartiis ku dagaallameen.
Wixii intaas ka dambeeyey waxana ku dhiiradey inaan si dhammays tiran wax ugu sheego ninkii aan jeclaado ee aan ka helo badanaaba waxaan ku guuleysan jirey inaan hanto qofkaas oo aan gacanta ku dhigo si kasta oo uu u yahay mid ad-adag.
Waxay iigu darnayd inaan la raaxaystay wiil aan ka helay habeen habeennada kamid ah, habeenkii xigeyna gabadh I jeclayd aan ku raaxeeyey, labadaas raaxo waxaa aad iila macaanayd midi aan inanka la sameeyey, markaas ayaan si dhab ah naftayda ugu sheegay inaan gabdhaha la dookh ahay, yacni wiilasha wiilasha kale u iljebiya.
Intaas badabeed waayo aragnimada dadkii aan la kulmay aan ka dhaxlay ayaa awood ii siisay inaan wax badan oogaado si weyna ugu dhaqmo homosexuality-ga weliba si iiga raaxo iyo macaan madan heterosexuality-ga. Waad mahadsantihiin Abdi Gareyso Quote this article on your site
|